Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

waa injineerka mustaqbalka sharmaake mahamed ,,(curane )oo idin leh well come soo dhawaada

ku soo dhawada ,,Welcome To otp stadium khaybta sawirada otp khaybta taariikhda halgamayashii khaybta daawashada Contact

WAXAAD KA HELI KARTAAN WEBSEDKAN ARIMAHA DIINTA /sheekooyin/maxaadaro/sawirada dhalinta otp /madadaalo iyo arima galoo badan välkkommen WWW.BOWBOWLE.4T.COM

naadiga kubada cagta ee xafada laanta hawada ayaa waxay kaqayb galeen koobkii

bisha barakaysan ee ramadan lagu khabtay stadium benderqasim

naadiga kubada cagta ee xafada lanta hawada ayaa waxay soo bandhigeen ciyaar aad iyo aad ufar xad galisa umada reer bosaso iyo intii daawatayba

waxay iska horyimaadeen kooxda kubada cagta ee 447

oo ah kooxda ugu adkayd koobka

hasa ahaatee waxaa latusay ciyaar lama ilaawaan ah inkastoo ay ku dhamaatay ciyaartu 0-o

sikastaba ha ahaatee waxaa ay yihiin kooxda tani koox matali karta xaafada ay dagan yihiin

wellcoma to www.bowbowle.4t.com

ogaysiis khaybta cusub ee daawashada ee webkan hada gaar

www.bookh.webs.com

wallal yaal cakuye ciil badanaa baldaya meel aan maraynay shalay iyo meesha aan marayno maanta walal yaal diyaaradaas aad ujedaan waa diyaaraadihii somaliyeed barigii dawladnimada waxaan ilaah kabar yaynaa in ilaah nasiiyo dawlad caaadila

akhii iyo ukhtii waad nala soo socod siin kartaan !!!

hadii aad wax  khalada aad aragtaan illeen waxaan nahay BiLi aadan daciifee !!!

waxaad kaloo nasoo waydiin kartaan suaaallo kusaasabsan dalkaaga ama diinteena macaan

walalyaal waxaan idiinku soo jawaabaynaa muddo kayar hal wiig ama

72 saacadood !!!

walal yaal hadaad ubaahan tihiin in niila kacaawiyo afka somaliga ahna waad noosoo sheegi kartaan waana kaacaawinaynaa !!

Fiira gaar!!!!!  haddaba waxaan kugu bari doona somaliga si live ah ama aan iswada aragtaan adi iyo macalinka kubaraya waana mutadawax ama bilaash !!!!!!

hadaba waxaad kusoo aadin kartaa fariimaha ama jawaabah cinwaanadan

email.. sharmaakesk@hotmail.com ama webkan khaybta chatka www.bowbowle.4t.com allaa waan fadhinaa

ama tell kayga ,,, 0046760769289 ama shakhaalaha webka tellkooda 0046704788945

waxaad kadaawan kartaa oo kala soconkartaa waraka oo dhan lagaa hubo

waxaan soo tifa tiray tifatiri hii weynaa  sharmaake curane

hadaad aragtaan wax khalad ah ileen bili aadan diciifabaan nahaye nagala soo xariira emailkan ama tel kan

sharmaakesk@hotmail.com  tell.. 0046704788945